Guddiga masaajidka Imaamu Shaafici ee Burtinle codsaday in laba qeyb qaato dhismihiisa.

0
178

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Masjidka Imaamu Shaafici ee Magaalada Burtinle ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhameeystirka dhismaha masjidka.

Dhismaha masjidka ayaa bilaabay gudiga masaajidka Culimada iyo qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Burtinle.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya