Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Masaajida iyo goobaha lagu barto diinta waxaa aad u bogaadisay diinta Islaamka, Dhismaha masjidka Jaamaca ah ee degmada Guriceel waxaa uu soo socday muddo laba sano ah, waxaa marayaa heer gabo-gabo ah sida ay sheegeen guddiga gacanta ku haya dhismihiisa.
Guddiga dhismaha masaajidka gacanta ku haya ayaa waxaa ay sheegeen in masaajidka lagu leeyahay lacago dayn ah sidoo kalena loo baahanyahay in dadka muslimiinta ah ay ka qayb-qaataan dhamaystirka Masjidka.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya