Guddiga dhismaha wadada Dhoobley oo kawarbixiyay halka uu marayo qorshaha laami u samaynta Degmada

0
180

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wali bulshada Degmada Dhoobley waxay sii wada jir ahaa uga qeybqadanayan tabagalinta wado laami ah oo ay Degmadu yeelato.

Wadadan oo hindisaheedu uu so bilowday waqti dhee rayaa ah mid dhaqalaha lagu bilabey uu ka iamaanayo bulshada Degmada waxana loo sameyeey gudi uu xilsaran kuwas oo wax mushahar ah ku qadan.

Shaqadan ay gudigu wadaan ayaa waxaa ka qeybqadanaya Uruka dhalinyarada Degmada Dhoobley, qarashadka ku baxayo wadaada ayaa ah mid aad u badan marka loo eego xalada ay Degmadu kujirto.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa