Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Dowlad Goboleedka Jubbaland ay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo dib u dajin ugu sameeysay dadkii Xoolahooda ku waayay abaarihii darnaa,iyadoo sidoo kale kuwii saameeynta ay ku yeesheen Fatahaadihii dalka,ayaa waxaa soo kordhaya tirada baracayaasha ee soo gaaracay xerooyinka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinya