Guddiga Adeegga Xajka oo go’aan soo saaray

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga adeegga Xajka sanadka 1446 HJ, ee 2025 ayaa soo saaray go’aan ku aadan in sanadkan aan la qaban karin tartankii sanadlaha ahaa ee shirkadaha adeegga xajka, sababa la xiriira isbedelka ku yimid jadwalka Xajka oo ay soo saartay Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Guddigga ayaa sheegay in adeegga xajka ay qaban doonaan shirkadihii shaqeeyay sanadkii 2024