Guddiga Abaaraha Goblka Awdal oo kawarbixiyay Deeq-lacag ah oo lasoo gaadhsiiyay.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga gurmadka abaaraha Gobolka Awdal ayaa shaaciyay deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay taas oo loogu gurmanayo dadka abaaruhu saameeyeen ee ku nool Gobolka Awdal.

Gudida abaaraha ayaa ka mahadceliyay gar-gaarka ay u fidiyeen dadka muxsiniinta dadka ay abaaruhu saameyeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya