Goobo Jimicsi oo Haweenka u gaar ah oo laga furay Kismaayo.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose waxaa mudooyinkii dambe kusoo badanaya goobaha jimicsiga ee jirka lagu dhiso gaar ahaan kuwa haweenka ugaarka ah, kuwaas oo aan waayadii hore  ka jiri jirin Magaalada Kismaayo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa