Goobaha waxbarashadda Baladweyne oo xirnaa muddo ka badan bil oo dib loo furay.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Iskuulada iyo Madaarista Qaranka kariimka ee Magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay sameysay fatahadii ku dhufatay magaalada.

Iskuulada dib loo furay ayaa waxaa kamid ah Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Cumar bin Al khadhaab, Buundo-wein, Sigma , Sheakh Maxamed Macallin , Ramadaan , Horseed Mujamac dhiiba Cabdi Soomane iyo Al-aqsa kuwaas oo ay saaameyn ku yeelatay fatahaada Wabiga Shabeele.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa