Goobaha Waxbarashadda Baladweyne oo intooda badan albaabada loo laabay.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 37 kun oo ardey oo dhiganayay iskuullada magaalada Baladweyne ayay hakad ku timid waxbarashooda kadib markii dadaad ka soo rogmaday webiga shabeelle ay buux dhaafiyeen goobaha waxbarashadda qaar taasoo keentay in la fasaxo ardeyda.

Saddex kun iyo todobo boqol oo ka mid ah 37-kun ee ardey ayaa lagu wada in bisha June ee soo socota ay galan imtixaanka qaranka iyo kan dugsiga dhexe.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa