Goobaha uu ka fataho webiga shabeelle oo laxirayo.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle, Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda, ayaa kormeer ku tegay Buqda Bayaxaaw halkaas oo ay ka socdeen howlaha xeritaanka buqda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa