Goobaha Timajarayaasha Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay ilaalinta Naadaafadda Deegaanka.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Timajarayasha Waa goobaha Ugu Badan Ee Bulsho Kala Duwani ay ku Kullanto Waa Goob Uu ku Fidi Karo Cudurada La kala qaado Ee Ka Dhasha Nadaafad daradda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa