Goobaha timajarayaasha Dhoobley oo laga dareemayo mashquul ku aadan maalinta ciidul fidriga.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu gudajiro maal maalmihii u dambeeyay ee bisha barakeysan ee ramadaan ayaa waxaa jiro diyaar garow xoogan oo ku aadan munaasabada ciidul fidriga.

Goobaha timojarayaasha ayaa kamid ah meelaha ugu mashquulka badan xiliyada munasabada ciidul fidriga soo dhawdahay.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysta xirfada timojarista ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay isbadalka ku yimid shaqadooda ee la xidhiidha u diyaar garowga ciidul fidriga.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya