Goobaha lagu tolo Dharka ee Degmada Dhoobley oo laga daremayo diyaar garowga Ciida.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha dharka lagu tolo ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa kajiro mashquul aad u badan iyadoo islamarkana dadka ay isku diyarinayaan inay sii toshaan dharka ay ku ciidi lahaayeen inta an lagarin xiliga cida madama dunida muslimka oo dhan ay u tahay malinta Ciida Carafo maalin aad u weyn.

Qaar kamid ah Harqaanleyda Magaalada Dhoobley ayaan wax kaweydinay qaabka ay u shaqeeyaan xiliyadan oo kale waxayna inoo sheegeen in waqti badan shaqeeyaan taasi oy sabab u ah dalabka faraha badan oo ay ka helayaan dadka u diyaar garoobaya munaasabada ciida Carafo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa