Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeele waa Magaalo dhulbeereed ah waxana ka baxa dalagyo badan Oo sanad walbana la xiiseyo mid kamid ah qudaarta Noocyadeeda kala duwan ee ka baxa dhulbereedka Magaalada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya