Goobaha lagu iibiyo Cabitaanada dabiiciga ah oo ku soo Badanayo Jowhar.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu iibiyo Cabitaanada dabiiciga ah ayaa kusoo badanaya Jowhar kadib markii ay ku dhiiradeen ganacsi ahaan in laga sameeyo cabitaan geed ka mid ah geedaha kabaxa meelaha banaanka oo aan lacag badan joogin isla markaana ay cabaan rag u badan darawalada gawaarida kaxeeya iyo dhalinyaro kale.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya