Goobaha lagu barto luqada sawaxiliga oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Afka sawaaxiliga ayaa ah Luuqad loogaga hadlo qeybo badan oo kamid ah Afrika si gaar ah Dalka aan dariska nahay ee Kenya, Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ah Magaalo xuduudeed kala qeybisa Dalkeena Soomaaliya iyo Kenya waxaana si weyn ugu soo badanaya  Goobaha lagu barto luqada sawaxiliga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya