Goobaha ganacsiga oo dib loo furay Baladweyne kadib muddo bil ah oo ay xirnayeen.

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool Magaalada Baladaweyne ee Xaruunta gobalka Hiiraan ayaa dib ugu soo laabtay goobahoodi Ganacsi kadib Fatahaadii ku dhuftay Magaalada Baladaweyne.

Haweenkan ayaa saameen kala duwan kala kulmay fatahaad uu sameeyay webiga shabellle maadaama uu ganacsigood uu ka istaagay muddii ay Magaalada kujireen biyaha.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa