Goobaha Lagu cawaysimo oo Magaalada Dhoobley kusoo badanaya

0
245

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ayaa siweyn ugu Caweeya xiliyada Habeenka suuqyada Magaalada taasi oo ay dhalinyaradu waqti ay ku qaataan si ay uga nastaan shaqooyinka maalinkii ah.

Sido kale dhalinyarada ayaa qeyb ka ah in ay suuqyada Magaaladu camirnaadaan habeenkii taasi oo ay waqti dheer sii furnaadaan goobaha lagu caweeyo.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa kawarramaya