Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo Haweenka ee Magaalada Dhobley ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaama maalmo kooban ay naga xigaan munasabadda ciidul fidriga.
Ubax Maxamed Cabdi Waxaa ay kamid Tahay gabdhaha ku nool Magaalada Dhoobley ka shaqeya gobaha gabdhaha lagu qurxiyo Waxaa ayna inooga warbixisay sida ay ugu diyaar garoobayaan munaasabada ciida.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa