Goobaha Cilaan saarka ee Deegaanka Dhoobley oo laga daremayo diyaar garowga Ciida.

0
452

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo dumarka ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan oo la xiriira u diyaar garowga Munaasadaba Maalinta Ciidul fidriga oo aay maalmo kooban ka harsanyihiin.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa