Goobaha Caafimaadka Baydhabo oo diiwaan gelin Loo sameynayo.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daladda Caafinet oo ah Dalad ay ku mideysan yihiin Bahda Caafimaadka Dalka ayaa waxaa Magaalada Baydhabo kulan uga qabatay Dhakhaatiirta ka howlgasha Isbitaalada Magaalada.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxda Xaruumaha Caafimaad ee gaarka loo leeyahay, Ururka dhakhaatiira Koonfur Galbeed iyo Guud ahaan dhakhaatiira kala duwan ee Isbitaalada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa