Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kormeeraha Dagmada Afbarwaaqo uqabilsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa xarigga ka jaray qeyb cusub oo lagu baran doonno Tiknoolajida iyo Kompuyutarka oo lagu soo kordhiyay Iskuulka Deegaanka bitaale ee Gobolka Mudug.
Munaasabadda xarig jarka waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada iyo Maamulka Deegaanka Bitaale.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya