WARARKA Gole ay ku midaysan yihiin Culimada Soomaaliyeed oo looga dhawaaqay Muqdisho. By admin - March 2, 2025 0 51 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Muqdisho laga daafuray Gole ay ku midaysan yihiin Culimada Soomaaliyeed kaas oo ah madal ay ka kooban yihiin dhamaan culimada Soomaaliyeed. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/03/Warka-Naxwo-Gole-ay-ku-midaysan-yihiin-Culimada-Soomaaliyeed-oo-looga-dhawaaqay-Muqdisho.mp3