Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudigga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo maanta fadhi yeeshay ayaa ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2024-ka taas oo dhan 49,578,953.81$.
Kulanka oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Jubbaland iyo mudanayaasha qeybta ka ah Guddiga Joogtada ee maanta ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2024-ka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya