Golaha Wakiilada Jubbaland oo ansixiyay xeerka hindise sharciyedka ilaalint Gargaarka Bini’aadanimo

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Golaha wakiilada Dowladda Jubbaland ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo ay ku ansixinayeen xeer ay usoo gudbisay Wasaaradda gargaarka iyo maareenta musiiboyinka Dowlada Jubbaland.

Xeerkan oo ah xeerka hindise sharciyedka ilaalint Gargaarka Bini’aadanimo ayaa waxaa horay loogu gudbiyay Gudiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya