Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Golaha Wadatashiga Qaranka oo soo gaban gabeeyey shirkii afarta maalmood Muqdisho uga socday ayaa ka hadlay Xaalada bini’adanimo ee dalka gaar ahaan sameynta roobka guga.
Golaha wadatashiga qaranka ayaa ugu baaqay hay’addaha samafalka ee dalka ka shaqeeya in sida ugu dhaqsiyaha badan uga jawabaan xaalada ka dhalatay daadadka iyo fatahaadah
Afhayeenka Madaxweynaha JFS Cabdiraxmaan Xudeyfi ayaa warbaahinta lawadaagay War murtiyeedka Shirka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa