Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si deg deg ah looga qayb qaato daminta colaadaha dhowaan kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan maamulka Galmudug.
Odayaashu waxay sheegeen inay wadaan fidinta gogol nabadeed oo lagu falanqeynayo dhacdooyinkii ka dhacay qaar kamid ah deegaanadaasi, iyagoo xusay in dadka deegaanka ay qayb weyn ku leeyihiin xallinta khilaafaadka jira.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya