Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo Tayeeyo Dhismiyaasha kala duwan ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maamulka Banaadir Magacaabay Waaxda La socodka Tayada Dhismiyaasha, taas oo ka shaqeyn doontaa sidii ay u hubin lahayd Tayada inta aan la dhisin Guriyaha gaar ahaan dabaqyada Maadama hadii aan la helin dhismo Tayaysan ay halis ku tahay dadka.
Agaasimaha Waaxda La socodka Tayada Dhismiyaasha ayaa bilaabey kormeerida Dhismiyaasha ka socda Magaalada Muqdisho si loo xaqiijiyo in la marsiiyey hanaanka Hubinta Tayada dhismaha islamarkaana Injineerada lagu dhiiri geliyo in aysan dhisin Guri aan Taya lahayn.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa