Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo waxaa si wayn looga isticmalaa Caanaha Geela Gaar ahaan kuwa loo yaqaano ii maal oo mudooyinkan ku soo badanaya Magaalada, Geelayda duleedka Magaalada Kismaayo ayaa kawarbixiyay Caanaha ay Magaalada u iib keenaan.
Maxamed Cali Samow.ayaa wabixintan ku eegeya