Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasirka Caafimadka iyo Daryelka Bulshada Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aaden ayaa Maanta Saldanada Cumaan kala waregay 10 gari oo loogu tala galay qeybta gar gaarka deg deg ah kuwa oo looga faa’iideysan doono marka ay dhacaan xaaladaha deg dega ah.
Gawaaridan oo ay keenistoda fududeysay Hay’adda Caafimadka Aduunka ee WHO ayaa looga faa’iideysan doonaa adeeg bixinta xaladaha deg dega ah
Sida ay ugu horen xustay Wasiru Dowlaha Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya Drs Maryan Maxamed Xuseen.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya