Wadista Tagaasida oo shaqo abuur u noqotay dhalinyarada deegaanka Dhobley

0
258

Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose waxay ku taalaa xadka kala qaybiya Soomaaliya iyo Kenya waana magaalo istaraatiiji ah isla markaana ku haboon ganacsiga, Qof walba oo magalaada ku nool waxa uu la yimaadaa hal abuur ganacsi oo magaalada ku cusub si uu ganacsigiisu ugu bulaalo.

Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Dhoobley ayaa soo kor dhiyey gawaarida yaryar ee tagaasida loo yaqaano kuwasi oo magaalada maalinba maalinta ka dambeysa kusoo badanaya, gaadiidkan ayaa ah fursad ganacsi oo deegaanka kusoo korodhay.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa