Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Qareenada Jubbaland ayaa maanta Magaalada kismaayo ku soo gaba gabeeyay tababar ay u qabteen qaar kamid ah garyaqaanada Jubbaland kaas oo socday muddo shan malmood ah waxaana lagu baranayay habka iyo hanaanka maxkamadeynta cadaalada ku dhisan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya