Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu qabtay Magaalada Garowe oo ahayd mid lagu daah-furayay Xarunta Shaybaadhka iyo Tallo-siinta Macdanta ee Geeska Afrika ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro, Gudomiye kuxigeenka Degmada Garowe, Ganacsato iyo bulshada qeybhaeeda kala duwan.
Mareeyaha shirkadan Maxamuud Cabdi Nuur ayaa kawarbixiyay aasaaska shirkadan iyo waxa ay qaban doonto.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya