Garoonka diyaaradaha Degmada Baxdo oo dhismahiisu maraya heer gabangabo ah.

0
163

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garoonka diyaaradaha ee Degmada Baxdo oo dhismahiisu socday 5-tii bilood ee lasoo dhaafay ayaa hadda maraya marxalad gaba gaba ah.

Ingineer Cabdirizak Maxamed ayaa kawarbixiyay baaxada garoonka iyo diyaaradaha isticmaali kara.

Sheekh Maxamuud Maxamed Iidle oo kamid ah mashaa’ikhda Magaalada Baxdo iyo Farxaan Maxamed Dhoore oo qurbajoogta ka socday ayaa soo jeediyay ganacsatada Deegaanku inay ka shaqeeyaan sidii duulimaadyo joogta ah ay u imaan lahaayeen garoonka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya