Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo laga hirgelinayo magaalada Boosaaso.

0
184

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabd lagu daahfurayo dhismaha garoon cusub oo laga hirgaliyay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qeygalay
Gudoomiye xigeenka 1″aad ee Gobolka Bari ee Dawladd Puntand,kooxaha ciyaartoyda kubada cagta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya