Garoon kubadda cagta ah oo laga dhagax dhigay Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Dhalinyrada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Caynte, Xildhibaanno Ka tirsan golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Guddoomiyaha Xiriiirka Kubada Cagta Hirshabeelle iyo guddoomiyaha degmada Balcad ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Garooonka Kubada Cagta Dr Ayuub Jeenyo ee Ee Degmada Balcad.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya