WARARKA Garoon diyaaradeed oo laga dhagax dhigey Deegaanka Raas-kaanbooni ee Gobolka Jubbada Hoose. By admin - December 14, 2022 0 178 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Deegaanka raas-kaanbooni oo hoos taga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa laga dhagax dhigay garoon diyaaradeed kaas oo ay dhismihiisa ka qayb qaadan doonaan dadka deegaanka. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/12/warka-khadar-dadka-deegaanka-raas-kanbooni-oo-soo-dhaweeyay-garoon-diyaaradeed-oo-laga-dhagax-dhigay-deegaanka.mp3