Ganacsiyada Yaryar oo Shaqo Abuur u Noqday Qaar kamid ah dhalinyarada Baydhabo.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira dhalinyaro badan oo ku dhashay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo go’aansadeen in ay ku nooladaan Degaankooda si ay wax ugu taraan waalidiintooda iyo qoyskooda taasi oo dhalinyarada ku dhiira-galisay in ay Degaankooda Maalgashi ku sameystaan si ay uga soo saartaan nolol maalmeedkooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa