Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa wayadii danbe ku soo badanayay Ganacsiyada sida Casriga ah loo qalabeeyay Islamarkaana ah mid la jaanqaadi kara Ganacsiyada Wadamada Horumaray.
Ganacsiyadan Cusub ayaa ah kuwa qeyb libaaxle ka qaadanaya Kor u qaadista Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka.
Qaar kamid ah Ganacsatada Hirgaliyay Ganacsiyadaasi Cusub ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyay ganacsigooda iyo waxyabaaha uu kaga duwan yahay ganacsiyadii hore ee Deegaanka horaan uga jiray.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa