Ganacsiyada ay hirgelinayaan haweenka oo ku soo badanaya Magaalada Dhoobley.

0
218

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsiyada ay hirgeliyaan haweenka ayaa ku soo badanaya magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose iyadoo inta badan goobahan ay isugu jiraan meheradaha ganacsi ee lagu iibiyo noocyada kala duwan ee dharka iyo sidokale goobaha lagu qurxiyo haweenka ee loo yaqaabo bukuyeerka

Haweenka ayaa mudoyinkii ugu dambeyay la imaanayay xirfado kala diwan oo ay ku shaqeystaan iyagoo raba inay heer ka gaaraan mustaqbalka dhaw si ay noloshoda iyo tan qoysaskodaba u mareeyaan

Hadaba waxan waresi la yeelanay qaar kamid hawenka ka hirgaliyay deegaanka ganacsiyo kala duwan kuwaas oo kala ah meherada dharka lagu iibiyo iyo sidokale goobaha dumarka lagu qurxiyo iyagoona  ka warbixiyay waxyaabaha ku dhaliyay inay ganacsigan abuurtaan isla markaana gabdhaha degaanka ugu baaqay inay shaqaystaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay