Ganacsiga Online-ka ee suuqyada magaalada Dhuusamareeb oo kobcay

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan Soomaaliya gaar ahan Galmudug , adeegga ama ganacsiga Internet-ka ayaa sii fidaya, taasina waxay keentay kobac dhanka  ganacsiyada  yaryarka ah  ee ku shaqeeya qaabka Online-ka ee Dhuusamareeb, waxaana tani ay qeyb ka qaatay in dad weynaha adeegyada ay u baahanyihiin kasoo dalbadan onlineka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa