Ganacsiga Degmada Masagawaa Oo dib u soo laabtey.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa isbedel dhanka ganacsiga ah laga dareemayaa Masagawaa ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ganacsatadii Degmada bilaabeen in ay hormariyaan ganacsiga magaalada oo sanadihii u danbeeyey hoos u dhac laga dareemaayey.

Magaaladaan ayaa dadkii ka maqnaa mudo ku dhow labo sano kuwaasi oo saameeyey dagaalkii ka dhacay degmada waxaana ganacsatada iyo dhalinyarada Degmada mudo ku maqnaayeen banaanka magaalada masagawaa.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa