Ganacsiga Degmada Dhoobley oo sii ballaaranaya.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii u danbeeyay Ganacsiga Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga dareemayay Isbadal xoggan oo dhanka Horumarka kaasi oo ay qeyb weyn ka qaadanayeen Horumarintiisa Ganacsatada Degmada.

Qaar kamid ah ganacsatada Degmada Dhoobley oo aan wareysi layeshay ayaan wax kaweydiyay Ganacsiga Degmada ee siibalaaranaya iyo waxyabaha in uu sii balaarto islamarkaana u sameeyo Isbadal xoggan mudo kooban.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya