Ganacsi Online ah oo laga hirgeliyey Magaalada Jowhar.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ismaaciil Geedi Xasan waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar kana aflaxday, waxna ka bartay jaamacadaha ka howlgala Magaaladan.

Ismaciil waxaa uu bartay Kuliyadda Computer Science-ka waxaa uuna ku shaqeysta website online ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahineya