Ganacsato u tartameysa Suuqa Dhuusamareeb Oo qori tuur Loo sameeyey.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa taran u qabtay Sodon iyo Sideed oo ku tartamayay Suuqa Weyn Qeybtiisa Hoose ee uu Dhawaan xadhiga ka jaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qor-Qoor.

Qori tuurkan ayaa looga gol lahaa in qaab nasiib ah uu qof waliba uu ku qaato qolkii uu ka dagi lahaa Dhismaha Suuqa oo qeybtiisa hoose ay ka kooban tahay Sideed iyo Sodon ee Furayaashooda Maanta lagu tartamay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya