Ganacsato reer Galmudug ah oo billaabay horumarinta kalluumaysiga xeebaha Galmudug.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abdirizak Mohamud Ahmed oo kamid ah maamulka Shirkadda Indian Ocean oo kalluumaysiga ka shaqaysa ayaa waxaa uu sheegay inay billaabayaan qorshe lagu horumarinayo adeegyada kalluumaysiga xeebaha Galmudug.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya