Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankani oo ahaa mid xal loogu raadinaayey shaqaaqooyin bilooyinkii la soo dhaafey ka dhacey Magaalada Baraawe ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo ay horkacayeen qaar ka mid ah Madaxda maamulka KGS, odayaasha dhaqanka ee degaanada shabellaha hoose iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Kulanka ayaa inta uu socdey waxaa uu maamulka lacago gudoonsiiyey qaar ka mid ah ganacasatada Magaalada oo hantidooda ku waayey inta ay socdeen shaqaaqooyinka.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya