Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadkii dhawaan ku hanti belay masiibadii dabka eheyd ee ka dhacday 28kii bishii hore magaalada jowhar ayaa ka codsaday dadka muxsiniinta ah in loo dhiso goobahii ka gubtay.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya