Ganacsatadii lahayd kaalintii shidaalka dabka ka kacay kismaayo oo faah-faahiyay baaxadda qasaaraha gaaray.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhawaan ayay ahayd markii magalaada kismaayo ee dowlad goboleedka jubbaland uu dab ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo kaas oo gaystay qasaaro maal.

Qaar kamid ah maamulayaasha kaalmaha shidaal ee gubtay ayaa kawarbixiyay inta uu gaar siisan yahay qaraaraha ka dhshay dabka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay