Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa uu soo saaray amar ku aadan dadka ku ganacsada Agagaarada wadooyinka ku waasi oo lagu amaray in ay ganacsigooda ay u rartaan suuqyada loogu tala galay, waxaana loo qabtaya muddo sedax maalin ah.
Maamulka ayaa sheegay sababaha halkaasi ganacsatada loogu diiday in ay tahay wadooyinkii oo ay ganacsatada ku soo bateen iyo gaadiidkii oo dhibaato ku ah maristooda sidaasi darteedana looga baahan yahay in ay baneyaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa